Al-Shabaab oo saaka mar kale weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Qaayib

Dagaalo culus ayaa saaka mar kale waxay ka dhaceen degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, halkaasoo ay mudooyinkan gacanta ku hayeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka. Sida wararku sheegayaan dagaalka saaka ka qarxay degaanka Qaayib ayaa bilowday markii xoogag taabacsan Al-shabaab ay halkaas ku qaadeen weerar culus oo ku bilowday gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyey. … Continue reading Al-Shabaab oo saaka mar kale weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Qaayib